Taariikh Nololeedkii Gertrude Bell Iyo Qoyskeedii

Cabdiwasacpro
By -
0

siyaasadeed oo weyn ku leh dalka Ingiriiska. Magaceeda

Qoyska ay Bell ka soo jeeddo waxa uu ahaa qoys saameyn
dhammaystirina waxa uu ahaa Gertrude Margaret Lowthian Bell 00waxa uu xubin
oran jirey 



Awoowgeed waxa la oran jiray Sir Isaac Lowthian Bell,
 
ka ahaa baarlamaankii 

la soo shaqeeyay Ra'iisaalwasaarihii la
Benjamin Disraeli, kana mid ahaa madaxdii mar soo martay maamuly
Ingiriiska qarnigii 19aad, dhalasho ahaana ka soo jeeday qoys asalki
Yuhuud ahaa. Benjamin Disraeli waxa uu talada dalka Ingifiska
qabtay laba jeer, waxa kale oo uu ahaa qoraa (novelist) qua
sheekooyinka hal-abuurka ah. Gertrude awoowgeed, Sir Isaac
Lowthian Bell, waxa kale ee uu laba jeer loo doortay Duqii magaalada
Newcastle ee Iskootland. Gertrude waxa ay ka dhalatay qoys hodan
ah, waxa ayna ku barbaartay magaalada Redcar, oo ah magaalo yar 00
deegaanka Yorkshire ka mid ah. Aaabaheed waxa uu ahaa hantile
weyn, oo ganacsade iyo warshadley ah, waxaana la oran jiray Sir
Thomas Hugh Bell.
Hooyadeed, Mary, waxa ay geeriyootey sannadkii 1871kii ka dib
markii ay ku umul raacday walaalkeed Maurice oo iyada ka yara
Gertrude Bell waxa ay ka faa'iideysatay aqoontii loo lahaa qoyskeeda
ee xagga saameynta siyaasadda iyo dhaqaalahaba, kuna saabsanayd tan
ay dunida u lahaayeen. Gertrude Bell aabaheed waxa uu guursaday
Florence ka dib geeridii hooyadeed, iyada oo Gertrude aysan well
qaangaarin. Waxaana lagu daray dugsiga iyada iyo wiil iyo laba
gabdhood oo ay isku aabbe yihiin, oo Florence (aayadeed) ay Gertrude
aabbaheed u dhashay.
shahaado sharafna ka qaadatay Jaamacadda Oxford wax yar ka dibna
Sannadkii 1892kii, Gertrude Bell waxa ay ka qalin jabisay
waxa ay u socdaashay magaalada Tehraan ee dalka Iiran, halkaas 00
adeerkeed, Sir Frank Lascelles, uu markaa ka ahaa safiirkii u fadhiye
Boqortooyada Ingiriiska.
Socdaalkaas ayaa ahaa mid kiciyey xiisihii iyo dareenkii ay u
haysay Bariga Dhexe, oo ah deegaanka ay qorshaynayso in ay xoogga

saari doonto inta ka dhiman nolosheeda. Sannadkii 1899kii Gertrude
Bell waxa ay ku noqotay Bariga Dhexe, waxa ayna booqatay dhulka
Falastin iyo Siiriya, iyada oo go'aansatay in ay joogteyso socdaalkeeda
Aasiya iyo Yurub. Qoraalladeeda ku saabsan waaya-aragnimada ay u
lahayd daafaha dunida waxa ay ka dhaadhicisay hawlwadeennadii
Boqoortooyada Ingiriisiga ee ku hawllanaa arrimaha Aasiya iyo
Yurubba. Gertrude Bell waxa ay daabacday ama soo saartay muddo
ku siman labaatan sano dhiganayaal dhawr oo ay ku tilmaamayso
waayo-aragnimada ay u leedahay deeggannada ay booqatay ama u
socdaashay. Qoraalladeeda waxaa ka mid ahaa safar Nameh oo ay
qortay sannadkii 1894ki, Gabayo iyo maansooyin uu lahaa Divan of
hafiz sannadkii 1897kii.', The Desert and the Sown sannadkii 1907dii, The
Thousand and One Churches sannadkii 1909kii iyo Amurath illaa Amurath
oo ay isna qorttay sannnadkii 1911kii. Intii lagu guda jiray Dagaalkii
Koowaad ee dunida, Gertrude Bell waxa ay u shaqaynaysay
Laanqeyrta Cas (Red Cross) ee Faransiska ka hor inta aysan ku biirin
waaxda sirdoonka Ingiriska ee magaalada Qaahira dalka Masar, loona
yaqaanney xafiiska Carbeed (Arab Bureau).
Halkaasna, waxa ay la shaqaysay dhulmareenkii Ingiriiska ee
caanka ahaa, lana oran jirey T. E. Lawrence² si ay iskuday ugu sameyso
isbaheysiga qabiilooyinka Carabta, oo la damacsanaa in laga hor keeno
Khaliifadii Cismaaniyada ee dhulalkaas maamuli jirtey inta aan reer
Galbeedku dhulalkaas gumeysan, uusanna ka la qaybin.
Ciidamada Ingriisku markii ay qabsadeen Baqdaad sanadkii
1917kii, Gertrude Bell waxa ay ku lug lahayd dib u soo nooleynta
siyaasadeed ee Mesobotaamiya, oo ah magac horey loogu aqoon jirey
dalka maanta loo yaqaan Ciraaq.
'Divan of HAfez, waxa uu ahaa gabayaa u dhashay dalka Iiraan noolaana bartamihii
qarnigii 14aad ee miilaadiga (1315 or 1317).
2T. E. Lawrence oo ahaa sirdoon ama basaas u shaqaynayey Boqortooyadii
Ingiriiska qaybna ka ahaa majaxaabintii lagula kacay Khila Afadii Cismaaniyada,
buddhigana u ahaa madaxda maanta dalalka Carabta xukuma, waxaana loogu yeeri
jirey "Lawrence of Arabia".



loo doorto taliye Faysalkii Koowaad' in uu
a noqdo boqorka Ciraaq.
walaalkeed of 00
gu aasay ga

Halkaas oo ay ka caawisay mas'uuliyiinta gumeysigii Ingiriiska in
Aqoonta ay Gertrude Bell u lahayd afka-Carabiga iyo kan
Faarisiyiintuba, waxa ay noqotay mid ka caawisa diblomaasiyadda
haweeneyda kaliya ee goobjoog ka ahayd Shirkii dhacay sannadkii
1921kii ee Qaahira, kaas oo ay ku la qaadatay Winston Churchill o
xilligaa ahaa wasiirkii gumeysiga ee Boqortooyada Ingiriiska si loo
go'aamiyo xuduudaha dowladda Ciraaq. Qoraalladeeda ku saabsan
waayo-aragnimadeeda ee Bariga Dhexe, gaarahaan dalka Ciraaq,
waxaa cilmibaarid iyo tixraacba ku si sameeyey khubarada siyaasadda
waxa ay ku
ee qarniga 21aad. Gertrude Bell, ugu damabayntii,
geeriyootey magaalada Baqdaad 12kii Luulyo sannadkii 1926kii.
Gertrude Bell (safka labaad ee taag taagan, kan labaad marka
bidixda laga bilaabo) Shirkii Qaahira ee sannadkii 1921kii.
Dhimashadeeda waxaa loo aanaynayaa in ay ahayd adeegsiga
daawooyin ka tan badan, caafimaad xumo joogto ah oo la soo deristay
darteed, dabadeedna sababay in ay dib u soo kici weydo iyo geerida
Faysal Koowaad: Boqorkii Koowaad ee Ciraaq muddadii u dhexeysay sannadkii
1921-1933kii. Feysal wuxuu ka tirsanaa qoyska Haashimiyiinta,
wiikii saddexaad ee Boqorkkii Xijaaz, Xusseen ibnu Cali oo Maka joogay.

waxa uuna ahaa  wiilkii saddexad boqorkkii xijaas xussen ibnu cali 00 maka joogay walalkeed oo muda aan sida u fogeyn geeriydoday gertude waxa lagu asay qabuuraha ingriisla ee magaalada baqdaad,

Post a Comment

0 Comments

Post a Comment (0)
3/related/default